Rooble & xubno kale oo Villa Somalia ku daawanaya go’aanka Badda (Sawirro)

Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa toos ugu daawanaya barxad ku taalla Vila Somalia ku dhawaaqida Maxkamada ICJ ee go’aanka Badda. Kuraas fara badan ayaa la dhigay barxada sidoo kale waxaa goobta yaalla telefishin weyn oo toos looga daawanayo go’aanka badda. Madaxweyne Farmaajo iyo xubnaha taageersan ayaan ku sugneyn goobtaas. … Continue reading Rooble & xubno kale oo Villa Somalia ku daawanaya go’aanka Badda (Sawirro)